HomeWararDEG DEG AH:-Ciidamadii Jawaari la socday ee maanta gudaha u galay xarunta...

DEG DEG AH:-Ciidamadii Jawaari la socday ee maanta gudaha u galay xarunta golaha shacabka oo la soo xirxiray.

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Taliyaha Ciidanka xooga Soomaaliyeed sareeya Gaas Cabdiwali Jaamac Gorad ayaa goordhow shaaciyay in gacanta lagu soo dhigay intabadan ciidamo uu sheegay ineey maanta galeen xarunta golaha shacabka Taliyaha ayaa sidoo kale sheegay in lagu raad joogo ciidamo dharcad ahaa oo la socday ciidankaasi Ciidamada xarunta golaha shacabka galay ayaa waxaa lagu eedeeyay inuu watay Gudoomiye […]

- Advertisement -
Taliyaha Ciidanka xooga Soomaaliyeed sareeya Gaas Cabdiwali Jaamac Gorad ayaa goordhow shaaciyay in gacanta lagu soo dhigay intabadan ciidamo uu sheegay ineey maanta galeen xarunta golaha shacabka
Taliyaha ayaa sidoo kale sheegay in lagu raad joogo ciidamo dharcad ahaa oo la socday ciidankaasi
Ciidamada xarunta golaha shacabka galay ayaa waxaa lagu eedeeyay inuu watay Gudoomiye Jawaari.

La soco wifi so kordha

Latest stories