HomeWararSawirro:-Dad ku dhintay Shil Gaari oo Goordhow ka dhacay Muqdisho

Sawirro:-Dad ku dhintay Shil Gaari oo Goordhow ka dhacay Muqdisho

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

War Goordhow sooo gaaray Radio Dalsan Xarunta muqdisho ayaa waxa uu sheegayaa in Gaari nooca Xamuulka qaado ah uu ku rogmaday inta u dhaxeysa Isgoysyada Baar Ubax iyo Black Sea,isla markaana uu khasaaro ka dhashay. Gaariga oo ah nooca Xamuulka qaada ayaa dad goobta shilka ka dhacay ku sugan ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen […]

- Advertisement -

War Goordhow sooo gaaray Radio Dalsan Xarunta muqdisho ayaa waxa uu sheegayaa in Gaari nooca Xamuulka qaado ah uu ku rogmaday inta u dhaxeysa Isgoysyada Baar Ubax iyo Black Sea,isla markaana uu khasaaro ka dhashay.

Gaariga oo ah nooca Xamuulka qaada ayaa dad goobta shilka ka dhacay ku sugan ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen in hoostiisa ay ku jiraan ilaa Saddex mootada Bajaajta loo yaqaano oo dad ay saaran yihiin.

- Advertisement -

ilaa iyo hadda inta la xaqiijiyay waxaa ku Geeriyooday Shilkaasi,labo qof ,halka sidoo kale ay ku dhawacmeen ilaa iyo dhowr kale,welina waxa soconaya Gurmad ay wadaan Dad Shacab ah oo Goobta iskugu tagay kuwaas oo ku guuleystay in ay toosiyaan Gaariga rogmaday

Goordhow la socda wixii ku soo kordha shilkaas.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories