HomeCaalamkaIlwaad Elman oo QM xil Cusub looga Magacaabay

Ilwaad Elman oo QM xil Cusub looga Magacaabay

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Ilwaad Elman waa gabar Soomaaliyeed oo u dhaqdhaqaaqda arrimaha bulshada, muddana ka howlgalaysay gudaha magaalada Muqdisho. Ilwaad oo ku soo barbaartay qurbaha waxna ku baratay ayaa markii dambe go’aansatay inay dalkeeda hooyo dib ugu laabato si ay gacan u gaysato soo kabshada dalka. Haatan Ilwaad dadeelkii waxaa aqoonsatay Qaramada Midoobay oo u magacowday inay ka […]

- Advertisement -

Ilwaad Elman waa gabar Soomaaliyeed oo u dhaqdhaqaaqda arrimaha bulshada, muddana ka howlgalaysay gudaha magaalada Muqdisho.

Ilwaad oo ku soo barbaartay qurbaha waxna ku baratay ayaa markii dambe go’aansatay inay dalkeeda hooyo dib ugu laabato si ay gacan u gaysato soo kabshada dalka.

- Advertisement -

Haatan Ilwaad dadeelkii waxaa aqoonsatay Qaramada Midoobay oo u magacowday inay ka mid noqoto la taliyeyaasha dhanka nabadeynta ee Xoghayaha Guud ee Jamciyaddaasi, Antonio Guterres.

Ilwaad Elman ayaa shegtay in waxyaabaha looga bahan yahay ay tahay in ay talooyin ka bixiso sidii dib u hehsiisiin loogu sameyn lahaa Bulsahda Soomaaliyeed ee mudada dhowrka Sano ah dagaalada ku jirtay.

Sidoo kale sidii looga faa’iideysan lahaa deeqaha Caalamka suu siiyo Soomaaliya iyo Shaqa abuur loo sameeyo Dhalinyarada Soomaaliyeed.

- Advertisement -

Ilwaad Elman ayaa ah qofkii ugu horeeyey ee soomaaliyeed waliba dhalinyaro ah oo xilkaas loo Magacaabay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories