HomeWararGudoomiye Jawaari “Madaxweyne Farmaajo waxa uu igu yiri is casil”

Gudoomiye Jawaari “Madaxweyne Farmaajo waxa uu igu yiri is casil”

Date:

Related stories

Macallin Texas ah oo ooyay ka dib markii ardayda sare ay wax qori wayeen

Macallin ka tirsan dugsi sare oo Texas ah ayaa ilmeynaya kadib markii uu ka hadlay arday 17 iyo 18 jir ah oo weli la tacaalaya xirfadaha aasaasiga ah ee akhriska iyo qorista.

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Gudoomiyaha golaha Shacabka Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari oo shir Jiraa’iid ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa si faah-faahsan uga hadlay xiisadda siyaasadeed ee ka sii daraysa kana dhalatay Moshinka. Afhayeenka golaha Shacabka ayaa sheegay in madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo uu u sheegay in la xalinayo xiisadda Siyaasadeed si looga Gudbo. Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari ayaa […]

- Advertisement -

Gudoomiyaha golaha Shacabka Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari oo shir Jiraa’iid ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa si faah-faahsan uga hadlay xiisadda siyaasadeed ee ka sii daraysa kana dhalatay Moshinka.

Afhayeenka golaha Shacabka ayaa sheegay in madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo uu u sheegay in la xalinayo xiisadda Siyaasadeed si looga Gudbo.

- Advertisement -

Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari ayaa cadeeyay in halkii madaxwaynuuhu uu ka xalin lahaa xiisadda in isaga uu ka dalbaday in uu iska casilo gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaaliya

Dhinaca kalana Jawaari ayaa sheegay in hadalka Madaxwaynaha uu ka jawaabay una sheegay in aanu iscasilayn laakiin lagu kalabaxayo sharciga,Kulanaka lagu madalsanayahay maalinta beri ayuu sheegay in wixii khalalaase ah ee ka dhasha in uu qaadayo Madaxwaynaha Soomaaliya.

Hoos Ka Dhageyso codka Gudoomiye Jawaari.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories