HomeCaalamkaDiyaarad hub siday oo ku degtay Xadka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya

Diyaarad hub siday oo ku degtay Xadka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Diyaaradaan oo laga leeyahay dalka Mareykanka ayaa waxa ay ku degtay deegaan u dhow Xadka ay wadaagaan dowladaha Soomaaliya iyo Kenya,sida ay xaqiijisay Warbaahinta Dowladda Kenya. Diyaaradaan oo weli wax faah faahin ah aysan ka bixin Saraakiisha Ciidamada Dowladda Kenya ee Xadka ku sugan ayaa Warar soo baxaya waxa ay sheegayaan in ay hub siday,in […]

- Advertisement -

Diyaaradaan oo laga leeyahay dalka Mareykanka ayaa waxa ay ku degtay deegaan u dhow Xadka ay wadaagaan dowladaha Soomaaliya iyo Kenya,sida ay xaqiijisay Warbaahinta Dowladda Kenya.

Diyaaradaan oo weli wax faah faahin ah aysan ka bixin Saraakiisha Ciidamada Dowladda Kenya ee Xadka ku sugan ayaa Warar soo baxaya waxa ay sheegayaan in ay hub siday,in kastoo aan weli laheyn halka ay ku wajahneyd.

- Advertisement -

Wararka kale oo lagu daabacay Warbaahinta Caalamka qaarkood  ayaa waxa ay sheegayaan in Diyaaradaas ay leedahay Shirkad dhanka ammaanka kala Shaqeysa Urrurada,Dowladaha iyo Shirkada gaarka loo leeyahay kuwaas oo ah qarsoodi taas oo lagu Magacaabo  Black Water.

Goobta ay diyaaradaan ay ku dhacday ayaa ah dhul Kenyan ah oo aan cidna joogin,waxana la sheegay in markii la tegay goobtii ay ku degtay lagu arkay Diyaarada Calaamad muujineysa in laga leeyahay dalka Mareykanka,isla markaana ay u Shaqeyneysay Shirkada Black Water.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories