HomeWararDhageyso:-Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Puntland oo Xukun ku Riday

Dhageyso:-Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Puntland oo Xukun ku Riday

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Maxkamadda ciidamada Qalabka sida ee  Puntlnad ayaa maanta Xukun Dil ah ku riday Askari ka tirsan ciidamada Maamulkaas  oo lagu magacaabo Maxamed Maxmuud Guure. Goobta uu ka dhacayey Xukunkan ayaa waxaa ku sugnaa Xeer ilaaliyaha guud ee Ciidamada Qalabka Sida ee  Puntland G/sare Maxamuud Faarax Maxamed iyo Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee Ciidamada Qalabka Sida ee […]

- Advertisement -

Maxkamadda ciidamada Qalabka sida ee  Puntlnad ayaa maanta Xukun Dil ah ku riday Askari ka tirsan ciidamada Maamulkaas  oo lagu magacaabo Maxamed Maxmuud Guure.

Goobta uu ka dhacayey Xukunkan ayaa waxaa ku sugnaa Xeer ilaaliyaha guud ee Ciidamada Qalabka Sida ee  Puntland G/sare Maxamuud Faarax Maxamed iyo Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee Ciidamada Qalabka Sida ee  Puntland S/Guuto Saciid Abyan Cigaal.

- Advertisement -

Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee Ciidamada Qalabka Sida ee  Puntland  G/sare Maxamuud Faarax Maxamed oo ka hadlay Xukunka la riday ayaa sheegay in dil toogasho ah lagu xukumay Maxamed Maxamuud Guure,loona Cuskada Qodobada kala ah 221, 222, 223, xeerka ciqaabta Soomaaliyeed iyo xeerka 186, xeerka ciqaabta ciidmada qalabka sida.

Gudoomiyaha ayaa sidoo kale wuxuu sheegay ninkan xukunka lagu riday inuu ka maqanyahay Gacnata ciidamada iyo dawlada Puntland markii la qabtana uu dhaqan galiyo xukunkan waxaana sidoo kale hay,adaha Amniga uu faray inay gacanta kusoo dhigaan sida ugu dhaqsaha badan.

Ugu dambeyn Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee Ciidamada Qalabka Sida ee Puntland S/Guuto Saciid Abyan Cigaal ayaa maxkamada ka hor sheegey in xukumane Maxamed Maxamuud Guure uu yahay danbiile Qaran oo khiyaanay dalkiisa isla markaana waxaa uu Guddoomiyuhu sheegey in qofkii soo qabtaa in uu leeyahay abaal marin.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Xukunka Maxkamada Puntland.

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories