HomeCaalamkaQaraxyo laga maqlay Magaalooyin ka tirsan dalka Nigeria

Qaraxyo laga maqlay Magaalooyin ka tirsan dalka Nigeria

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Wararka ka imanaya waqooyi bari waddanka Nigeria ayaa sheegaya in qaraxyo iyo rasaas culus ay dadka rayidka ah ay caasimadda gobolkaasi ee Maiduguri ay halkaasi ka maqli karaan. Ila wareedyo dhanka ammaanka ah ayaa sheegaya in milateriga waddankaasi uu bannaanka magaalada kaga hortegay tira badan oo ah maleeshiyaad loogaga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin […]

- Advertisement -

Wararka ka imanaya waqooyi bari waddanka Nigeria ayaa sheegaya in qaraxyo iyo rasaas culus ay dadka rayidka ah ay caasimadda gobolkaasi ee Maiduguri ay halkaasi ka maqli karaan.

Ila wareedyo dhanka ammaanka ah ayaa sheegaya in milateriga waddankaasi uu bannaanka magaalada kaga hortegay tira badan oo ah maleeshiyaad loogaga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin dagaalyahannada Boko Xaraam.

- Advertisement -

Dagaalyahannada Boko Xaraam ayaa qaraxyo ismiidaamin ah iyo weerraro gaadma ah oo teel teel ah waxa ay ka gaystaan magaalooyinka gobolka waqooyi bari ee Nigeria.

Bishii hore ayey aheyd markii maleeshiyaadka Boko Xaraam ay si is afgarad ah ku soo daayeen gabdho iskuuley ah oo ah ka afduubteen magaalada Dapchi, kuwaas oo intooda dib ula midoobay qoysaskooda.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories