HomeWararDhageyso:-Tirada Khasaaraha ka dhashay Guri ku soo dumay Shaqaalihii dhisayey-Sawirro

Dhageyso:-Tirada Khasaaraha ka dhashay Guri ku soo dumay Shaqaalihii dhisayey-Sawirro

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Shaqaalahan ayaa dhisayay guri ku dhow Isgoyska KM4 ee Magaalada Muqdisho,waxana xili ay shqada socotay uu ku soo dumay gurigaas taas oo sababtay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah oo soo gaaray shaqaalahaas. Inta la xaqiijiyey ilaa Saddex ruux ayaa ku geeriyootay Gurigaasi soo dumay kuwaas oo dhammaantood ahaa Shaqaalihii dhismaha ka Shaqeynayey. Gurmad kala dwuan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shaqaalahan ayaa dhisayay guri ku dhow Isgoyska KM4 ee Magaalada Muqdisho,waxana xili ay shqada socotay uu ku soo dumay gurigaas taas oo sababtay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah oo soo gaaray shaqaalahaas.

Inta la xaqiijiyey ilaa Saddex ruux ayaa ku geeriyootay Gurigaasi soo dumay kuwaas oo dhammaantood ahaa Shaqaalihii dhismaha ka Shaqeynayey.

- Advertisement -

Gurmad kala dwuan oo isugu jira dadweynaha Soomaaliyeed iyo Maamulka gobolka Banaadir ayaa dadkii ku dhaawacmay dhismahaas u gurmaday si ay u badbaadiyaan Shaqaale kale oo la sheegay in dhismaha hoostiisa u la’yahay.

Gudoomiyaha degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo ka mid ah Masuuliyintii gaartay Goobta uu dhismaha ku soo dumay ayaa shir jaraa’id uu qabtay waxa uu ku sheegay in Saddex ruux halkaasi ay ku geeriyoodeen halka laba kalena ay ku dhaawacmeen oo uu mid ka mid ah dhaawaciisa daran yahay.

Hoos Ka Dhageyso Codka kana Daawo Sawirrada.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts