HomeCaalamkaShil Sababay Khasaaro Nafeed oo Ka Dhacay Turkiga

Shil Sababay Khasaaro Nafeed oo Ka Dhacay Turkiga

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Ugu yaraan 17 ruux ayaa ku dhimatay 36 kalana dhaawac ayaa soo gaaray kadib marki baabuur bas ah oo ay la socdeen uu Jimcihii maanta ku rogmaday bariga dalka Turkiga. Goob-joogayaasha ayaa sheegay in gaariga uu ku dhacay mid ka mid ah baallayaasha nalalka ee ku tixan waddada, kadibna uu gaariga dab qabsaday. Dadka dhintay […]

- Advertisement -

Ugu yaraan 17 ruux ayaa ku dhimatay 36 kalana dhaawac ayaa soo gaaray kadib marki baabuur bas ah oo ay la socdeen uu Jimcihii maanta ku rogmaday bariga dalka Turkiga.

Goob-joogayaasha ayaa sheegay in gaariga uu ku dhacay mid ka mid ah baallayaasha nalalka ee ku tixan waddada, kadibna uu gaariga dab qabsaday.

- Advertisement -

Dadka dhintay ayaa waxaa ku jira darawalkii baabuurka. Dhaawacyada ayaa waxaa loo qaaday isbitaalka magaalada Igdir, sida ay sheegeen saraakiisha dowlada.

Gudoomiyaha magaalada Igdir, Enver Unlu ayaa sheegay in dadka qaar ay ku dhinteen isla goobta. Hallka kuwo kalana uu jiiray baabuur kale oo ka danbeeyay.

Wakaalada wararka Turkiga ee Anadolu ayaa ku warrantay in dadka ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay shilka baabuur ay ahaayeen muhaajiriin si sharci darro ah kusoo galay Turkiga.

- Advertisement -

Wakaalada ayaa sheegtay in dadkani kasoo jeedaan dalalka Afghan, Pakistan iyo Iran. Waxay kasoo tallaabeen xadka Turkiga uu la wadaago Iran.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories