HomeBarnaamijyadaDhageyso:-Barnaamijka Dooda Radio Dalsan 30-3-2018

Dhageyso:-Barnaamijka Dooda Radio Dalsan 30-3-2018

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Barnaamijka dooda Dalsan waa mid todobadle ah waxana lagu soo qaataa wararkii ugu saameynta badnaa ee todobaadkan Todobadkaan waxaa Barnaamijka looga hadlayaa xiisada ka taagan Balad Xaawo ee ka dhalatay Kenya darbiga ay ka dhiseyso Magaalada Balad Xaawo. Barnaamijka Todobaadkaan waxaa ka qeyb galaya Gudoomiyaha Gobolka Gedo Maxamed Muxumed Maxamed Aadan,Shiine Xasan Cali oo loo […]

- Advertisement -

Barnaamijka dooda Dalsan waa mid todobadle ah waxana lagu soo qaataa wararkii ugu saameynta badnaa ee todobaadkan

Todobadkaan waxaa Barnaamijka looga hadlayaa xiisada ka taagan Balad Xaawo ee ka dhalatay Kenya darbiga ay ka dhiseyso Magaalada Balad Xaawo.

- Advertisement -

Barnaamijka Todobaadkaan waxaa ka qeyb galaya Gudoomiyaha Gobolka Gedo Maxamed Muxumed Maxamed Aadan,Shiine Xasan Cali oo loo yaqaano(Samafale) oo ah Gudoomiyaha Ururka Samafalka degmada Balad Xaawo iyo Xabiibo guudcad oo ah Afhayeenka Ururka Haweenka degmada Balad Xaawo.

Hoos Ka Dhageyso Barnaamijka oo uu soo jeedin doono Wariye Axmed Xuseen Cadoow.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories