HomeWararDhageyso:-Guddigii Aqalka Sare ee Dhexdhexaadinta Khilaafka Baarlamaankan oo la kala diray

Dhageyso:-Guddigii Aqalka Sare ee Dhexdhexaadinta Khilaafka Baarlamaankan oo la kala diray

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Gudiga joogtada Aqalka Sare ayaa kulan ay ku yeesheen Muqdisho waxa ay ku kala direen gudigii Aqalka Sare ee loo xil saaray xalinta khilaafkii ka dhashay mooshinkii laga gudbiyey Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari. Gudiga oo ka koobnaa 7 Xubnood ayaa waxaa gudoomiye u ahaa gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi  Xaashi Cabdillaahi,waxana kala […]

- Advertisement -

Gudiga joogtada Aqalka Sare ayaa kulan ay ku yeesheen Muqdisho waxa ay ku kala direen gudigii Aqalka Sare ee loo xil saaray xalinta khilaafkii ka dhashay mooshinkii laga gudbiyey Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.

Gudiga oo ka koobnaa 7 Xubnood ayaa waxaa gudoomiye u ahaa gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi  Xaashi Cabdillaahi,waxana kala dirista Maanta ay ka dambeysay kadib markii xalay ay ku dhaawaqeen in uu burburay waan waantii ay ka dhex wadeen Golaha Shacabka.

- Advertisement -

Sidoo kale kala dirista ka hor ayaa waxaa jirtay in Saddexx Xubnood oo gudiga ka mid ahaa ay gudbiyeen Warqad ay isku casilayeen,kuwaas oo kala ahaa Senator Maxamed Amiin, Cabdi Qeybdiid iyo Maxamed Axmed Mashruuc.

Gudiga ayaa horay waxa ay u soo saareeb baaq iyo talooyin ku aadan in xal laga gaaro khilaafka hareeyey Golaha Shacabka,waxana jira warar soo baxayay oo sheegayay in ay gudigu ku kala qeyb sameen Go’aan ay ka qaateen Golaha Shacabka Soomaaliya.

Sikastaba khilaafkii ka dhashay mooshinkii laga gudbiyey gudoomiyaha Golaha Shacabka ayaa maalinba maalinta ka dambeysa sii xoogeysanaya,waxana maalma ka hor gudoomiye ku xigenka 1aad ee Golaha shacabka uu go’aamiyey in Sabtida Golaha lahorgeeyo mooshinka Jawaari halka gudiga joogtada ay iyana soo saareen.

- Advertisement -

Maxamed Axmed Mashruuc oo ka mid ahaa Xubnaha gudiga Aqalka Sare uu u xilsaaray xalinta khilaafkaas ayaa ku dhawaaqay in uu iscasilay,isaga oo ku abaqay in waxkasta lagu xaaaaaaaaaaaaaaaaaaa wadahadal.

Hoos Ka Dhageyso Codka Maxamed Axmed Mashruuc.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories