- Advertisement -
War goor dhaw warqabadka Dalsan so gaaray aya sheegaya in gudiga joogtada aqalka sare at kala direen gudigi dhaxdhaxaadinayey barlamaanka kadib Marki ay ku eedeeyen ineysan dhaxdhaxaad ka aheyn qalalaasaha siyaasadeed ee barlamaanka ka taagan.
