HomeCaalamkaDowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo Maanta ka wada hadlaya xiisada Balad Xaawo

Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo Maanta ka wada hadlaya xiisada Balad Xaawo

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Talaadada Maanta ayaa lagu balansan yahay in ay kulmaan masuuliyiin ka kala socda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dowladda Kenya  si ay uga wada hadlaan xiisada ka dhalatay darbiga Kenya ay ka dhisi laheyd Magalada Balad Xaawo. Gudoomiyaha Gobolka Gedo ayaa Maalin ka hor sheegay in kulankaasuu dhacayo 27 Maarso oo maanta ku beegan,isla markaana dowladda […]

- Advertisement -

Talaadada Maanta ayaa lagu balansan yahay in ay kulmaan masuuliyiin ka kala socda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dowladda Kenya  si ay uga wada hadlaan xiisada ka dhalatay darbiga Kenya ay ka dhisi laheyd Magalada Balad Xaawo.

Gudoomiyaha Gobolka Gedo ayaa Maalin ka hor sheegay in kulankaasuu dhacayo 27 Maarso oo maanta ku beegan,isla markaana dowladda Soomaaliya ay isaga u wakiilatay in kulankaas uu uga qeyb galo.

- Advertisement -

Warar aan helnay ayaa waxa ay sheegayaan in kulanka uu Maanta furmi doono,kaas oo ay ka wada qeyb geli doonaan Wakiilada ka kala socda labada dowladood si loo dhameeyo xiisada soo laab laabatay ee ka taagan Magaalada Balad Xaawo ee Gobolka Gedo.

In kastoo Kenya ay haatan joojisay dhisida darbiga kadib wadahadal dhexmaray madaxweyne Farmaajo iyo dhigiisa dalka Kenya ayaa hadana waxaa rajo laga qabaa in heshiis rasmi ah laga gaaro xiisadaas,iyada oo dadka reer Balad Xaawo ay soo dhaweeyeen Go’aankii Kenya looga joojiyey dhisida darbiga.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories