HomeWararDEG DEG:-Xildhibaan Ka tirsan Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo Muqdisho lagu dilay

DEG DEG:-Xildhibaan Ka tirsan Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo Muqdisho lagu dilay

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Warar goor dhaw nasoo gaaray ayaa xaqiijinaya in Kooxo hubaysan oo Bastoolado watay ay xaafadda Maana-booliyo ee degmada Shibis ay ku toogteen Xildhibaanad ka tirsaneyd Baarlamaanka Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya oo lagu magacaabi jiray Ruqiyo Abshir Gabbane. Dilka ayaa waxaa Dalsan u xaqiijiyay Gudoomiyaha degmada Shibis,waxa uuna ka  ka dhacay agagaarka hoyga ay ka daggan […]

- Advertisement -

Warar goor dhaw nasoo gaaray ayaa xaqiijinaya in Kooxo hubaysan oo Bastoolado watay ay xaafadda Maana-booliyo ee degmada Shibis ay ku toogteen Xildhibaanad ka tirsaneyd Baarlamaanka Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya oo lagu magacaabi jiray Ruqiyo Abshir Gabbane.

Dilka ayaa waxaa Dalsan u xaqiijiyay Gudoomiyaha degmada Shibis,waxa uuna ka  ka dhacay agagaarka hoyga ay ka daggan tahay Xaafadda Maana-boolyo oo naloo xaqiijiyey inay deegaan ay ku ahayd,waxaana Kooxihii falka dilka ah geystay ay isaga baxsadeen goobta markii ay dilka Fuliyeen.

- Advertisement -

Ciidamo ka tirsan Kuwa dowladda Soomaaliya ayaa gaaray Goobta waxaana lagu waramayaa in hadda baaritaan ay ka wadaan xaafadda dilku ka dhacay,waloow wali aanan helin macluumaad ku saabsan in wax dad ah ay ciidanku falkan u qabteyn.

Wixii Kasoo Kordha kala socda radiodalsan.com

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories