HomeCaalamkaXukuumadda Soomaaliya oo War-saxaafadeed ka soo saartay Arinta Balad Xaawo

Xukuumadda Soomaaliya oo War-saxaafadeed ka soo saartay Arinta Balad Xaawo

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda xukuumadda Soomaaliya ayaa Maanta Warsaxaafadeed waxa ay ka soo saartay xadgudubka dowladda Kenya ay dhulka Soomaaliya gaar ahaan xiisada ka taagan Magalada Balad Xaawo. Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyadoo ilaalinaysa danta ummadda Soomaaliyeed, dhowreysana deris wanaaga, isu furnaanshaha ganacsiga, isu socodka dadka walaalaha ah ee Beledxaawo iyo Mandheera degan , waxay dadweynaha […]

- Advertisement -

Wasaaradda Arrimaha Dibadda xukuumadda Soomaaliya ayaa Maanta Warsaxaafadeed waxa ay ka soo saartay xadgudubka dowladda Kenya ay dhulka Soomaaliya gaar ahaan xiisada ka taagan Magalada Balad Xaawo.

Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyadoo ilaalinaysa danta ummadda Soomaaliyeed, dhowreysana deris wanaaga, isu furnaanshaha ganacsiga, isu socodka dadka walaalaha ah ee Beledxaawo iyo Mandheera degan , waxay dadweynaha Soomaaliyeed guud ahaan, dadka degan Beled Xaawo gaar ahaan, la socodsiinaysaa arrimaha soo socda:

- Advertisement -

Hoos Ka Akhriso War-Saxaafadeedka Xukuumadda ay soo saartay oo dhameystiran.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories