HomeWararSawirro:-Baarlamaanada Maamulka Galmudug iyo Ahlusuna oo la isku daray

Sawirro:-Baarlamaanada Maamulka Galmudug iyo Ahlusuna oo la isku daray

Date:

Related stories

Cirro iyo Trump: Kulankii Washington Ka Dhici Waayay iyo sababta

Cirro oo booqashadiisii Mareykanka ku soo gabagabeeyay isaga oo aan la kulmin Trump, isla markaana aan helin ballanqaad rasmi ah oo aqoonsi.

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Caasimada Maamulka Galmudug Dhuusamareeb ayaa maanta waxaa lagu qabtay xaflada dhameystirka heshiiskii lagu gaaray dalka Jabuuti kaas oo u dhaxeeyay Galmudug iyo Ahlusuna waxaana maanta la isku daray labadii baarlamaan ee maamulada Ahlusuna iyo Galmudug kuwaas oo wada noqon doona xildhibaano ka tirsan Maamulka Galmudug Xaflada ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Madaxweynaha Galmudug,Madaxweyne ku-xigeenk, Madaxa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Caasimada Maamulka Galmudug Dhuusamareeb ayaa maanta waxaa lagu qabtay xaflada dhameystirka heshiiskii lagu gaaray dalka Jabuuti kaas oo u dhaxeeyay Galmudug iyo Ahlusuna waxaana maanta la isku daray labadii baarlamaan ee maamulada Ahlusuna iyo Galmudug kuwaas oo wada noqon doona xildhibaano ka tirsan Maamulka Galmudug

Xaflada ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Madaxweynaha Galmudug,Madaxweyne ku-xigeenk, Madaxa Xukuumada Maamulka Galmudug, Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Labadiisa ku-xigeen iyo Wasiiro Ka tirsan Maamulka Galmudug.

- Advertisement -

Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir oo hadal aad u qiimo badan ka jeediyay xaflada ayaa sheegay in Galmudug awoodeyda ay dhameystirantay dadka dacaayada iyo been abuurka wadana ceebtoodi ay banaanka timid waxa uu sheegay in Galmudug lagu xanto qilaaf badan balse arintaas ay been tahay oo dadka reer Galmudug ay markasta jecelyihiin midnida

Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan Madax Xukuumada Galmudug ayaa isna sheegay in Galmudug israacday hadda waxii ka dambeeyana loo baahanyahay in la iska xoreeyo cawadga Galmudug waxa uu yiri waxaan u baahanahay hadal yar iyo howl badan.

Madaxweyne Ku-xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi oo isna kulanka ka Hadlay ayaa wax lagu farxo ku tilmaamay in maanta Galmudug ay ku shaqeyso Caasimada

- Advertisement -

Madaxweyne Axmed Ducaalle Gelle Xaaf ayaa sheegay in Galmudug guul gaartay isaga iyo Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Ah ee soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ay balan qaadeen in Baarlamaanka Galmudug Xaruntiisa ay tahay Cadaado Baarlamaankana ay halkaas ku shaqeyn doonaan.

Ugu dambeyn waxaa leysku daray Baarlamaanada Maamulkii hore ee Galmudug iyo Ahlusuna Wal-jamaaca,waxana markii leysku daray ay noqdeen 178 Xildhibaan.

Hoos Ka Daawo Sawirrada Munaasabada la iskugu daray Xildhibaanada Galmudug iyo Ahlusunna.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts