HomeMaqalDhageyso:-Go’aanadii ka soo baxay Shir dib u heshiisiin ah oo loo qabtay...

Dhageyso:-Go’aanadii ka soo baxay Shir dib u heshiisiin ah oo loo qabtay beelo mudo ku dagaalamayay Sh/hoose

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Ra’iisul Wasaaraha Dalka Xasan Cali Kheyre,Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan,Gudoomiyaha Aqalka sare iyo xubno matalayay beelihii colaada u dhaxeeysay ayaa isniintii maanta ka qeyb galay Shirkaas dib u heshiisiineed oo loo qabtay beelihii colaada u dhaxeysay oo mudo isku hayay magaalada Marka ee Gobolka Sh/hoose. Xubnihii madasha ka hadkay ayaa dhinacyada ku baraarujiyay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Dalka Xasan Cali Kheyre,Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan,Gudoomiyaha Aqalka sare iyo xubno matalayay beelihii colaada u dhaxeeysay ayaa isniintii maanta ka qeyb galay Shirkaas dib u heshiisiineed oo loo qabtay beelihii colaada u dhaxeysay oo mudo isku hayay magaalada Marka ee Gobolka Sh/hoose.

Xubnihii madasha ka hadkay ayaa dhinacyada ku baraarujiyay muhiimada nabada iyo xalka iminka loo baahan yahay in laga gaaro dagaaladaas oo ah kuwo soo lab laabtay.

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Dalka Xasan Cali Kheyre ayaa ka hadlay Shirka lagu soo bandhigayay heshiiska la gaaray,isaga oo ka hadlay waxa shirkan uu uga duwan yahay shirarkii hore loo qabtay beelahaas mudada dhowrka SAnada ah dagaalamayey.

Cabdi Xaashi Cabdullaahi Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ayaa dhankiisa ka hadlay ahmiyada heshiiska laga gaaray Colaadii marka,waxa uuna sheegay in loo baahan yahay in la fuliyo Go’aanadii ka soo baxay heshiiska la gaaray.

Xukuumada Federalka ayaa rajo wanaagsan ka qabto dhaqan galka heshiiska laga gaaray colaad beeleedkii mudo soo socotay ee ka taagnaay Magaalada Marka,inkastoo dagaalo mudo badan laga sameeyay lagu guuldareystay in heshiis la dhexdhexo beelihii colaadu u dhaxeysay.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts