HomeWararDhageyso:-Guddiga Difaaca Golaha Shacabka oo digniin Amni ka soo saaray Khilaafka Siyaasadeed...

Dhageyso:-Guddiga Difaaca Golaha Shacabka oo digniin Amni ka soo saaray Khilaafka Siyaasadeed ee ka taagan dalka

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

  Gudiga diafaca Golaha Shacabka Soomaaliya aya siweyn waxa uu uga digayaa in uusan amniga dalka saameyn ku yeelan xiisada Siyaasadeed ee dalka ka taagan taas oo u dhaxeysa Xukuumadda iyo Golaha Shacabka. Xiisadaas ayaa kala qeybisay Golaha Shacabka Soomaaliya,waxaana gudiga difaaca Golaha Shacabka ay ka digayaan in ay amniga xiisadaas ka taagan dalka saameyn […]

- Advertisement -

 

Gudiga diafaca Golaha Shacabka Soomaaliya aya siweyn waxa uu uga digayaa in uusan amniga dalka saameyn ku yeelan xiisada Siyaasadeed ee dalka ka taagan taas oo u dhaxeysa Xukuumadda iyo Golaha Shacabka.

- Advertisement -

Xiisadaas ayaa kala qeybisay Golaha Shacabka Soomaaliya,waxaana gudiga difaaca Golaha Shacabka ay ka digayaan in ay amniga xiisadaas ka taagan dalka saameyn ku yeelato .

Xildhibaan Sadiiq Warfaa,oo ka mid ah Xubnaha Gudigaas oo Wareysi siiyay Radio Dalsan ayaa sheegay in khilafaadka jira dhanka dastuurka lagu dhameyn doono,isla markaana uu rajeynayo in aysan hor-istaagi doonin howlgallada Amniga lagu xaqiijinayo oo ay wadaan.

Hoos Ka Dhageyso Codka Xildhibaan Sadiiq Warfaa.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories