HomeCaalamkaSoomaaliland oo dacwad ka gudbisay Idaacadda VOA

Soomaaliland oo dacwad ka gudbisay Idaacadda VOA

Date:

Related stories

Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada 2026

Hano Academy iyo Hano Technical University ayaa si wadajir ah u xusay Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada, iyagoo soo bandhigay fursadaha waxbarasho iyo tababarrada xirfadeed si loogu diyaariyo dhallinyarada Soomaaliyeed mustaqbalka shaqada. Chancellor Dr. Sadiya Siad ayaa ku boorrisay ardayda inay ka faa'iidaystaan fursadaha xirfadeed

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Maamulka Soomaaliland ayaa dacwad ka gudbiyay Idaacadda VOA laanteeda Afka Soomaaliga,iyada oo lagu eedeeyay  dhex-dhexaad la’aan gaar ahaan Dood ay dhawaan qabatay oo la xiriirtay Heshiiska Shirkadda DP Wolrd. Wasiirka Warfaafinta Maamulka Soomaaliladn Cabdiraxmaan Cabdullaahi Faarax (Guri-barwaaqo) ayaa Warqad dacwo ah waxa uu u gudbiyay ku simaha Agaasimaha Qaybta- Afrika ee VOA iyo maamulka sare […]

- Advertisement -

Maamulka Soomaaliland ayaa dacwad ka gudbiyay Idaacadda VOA laanteeda Afka Soomaaliga,iyada oo lagu eedeeyay  dhex-dhexaad la’aan gaar ahaan Dood ay dhawaan qabatay oo la xiriirtay Heshiiska Shirkadda DP Wolrd.

Wasiirka Warfaafinta Maamulka Soomaaliladn Cabdiraxmaan Cabdullaahi Faarax (Guri-barwaaqo) ayaa Warqad dacwo ah waxa uu u gudbiyay ku simaha Agaasimaha Qaybta- Afrika ee VOA iyo maamulka sare ee Laanta Afka Soomaaliga Cabdiraxmaan Yabarow sida lagu daabacay wakaalada wararka Somaliland ee SOLNA.

- Advertisement -

Todobaadkii Hore ayaa Maamulka Somaliland waxa ay dacwad ka gudbisay Laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories