HomeWararDilal Caawa ka dhacay Xaafad ka mid ah Muqdisho iyo dad loo...

Dilal Caawa ka dhacay Xaafad ka mid ah Muqdisho iyo dad loo qabtay

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Kooxo hubeysan ayaa goordhow waxa ay meel aan ka fogeyn isgoyska hotelka Toowfiiq ee degmada Yaashiid ku dileen laba ruux,iyaga oo kadib halkaasi isaga baxsaday. Qof ku dhawaa Goobta xiliga uu dilka dhacayay ayaa Dalsan waxa uu u sheegay in kooxo ku hubeysnaa bustoolado ay dileen Askari ka tirsan Ciidanka dowladda Soomaaliya iyo qof la […]

- Advertisement -

Kooxo hubeysan ayaa goordhow waxa ay meel aan ka fogeyn isgoyska hotelka Toowfiiq ee degmada Yaashiid ku dileen laba ruux,iyaga oo kadib halkaasi isaga baxsaday.

Qof ku dhawaa Goobta xiliga uu dilka dhacayay ayaa Dalsan waxa uu u sheegay in kooxo ku hubeysnaa bustoolado ay dileen Askari ka tirsan Ciidanka dowladda Soomaaliya iyo qof la joogay.

- Advertisement -

Xiliga Askariga la dilayay ayaa waxa uu ku jiray howshii Shaqo,isaga oo kala nidaaminayay gawaarida halkaasi maraya,basle laga warhelay dhowr xabadood oo ku dhacday,isaga iyo qofkale oo Shacab ahaa.

Dilka kadib Ciidamo ka tirsan Dowladda oo ku sugnaa meel aan ka fogeyn Isgoyska Hotel Towfiiq ayaa howlgal ay sameeyeen waxa ay ku qabten 5 ruux oo watay gaari nooca raaxada ah kuwaas oo looga shakiyay in ay dilkaasi ka dambeeyeen.

Maamulka degmada Yaaqshiid weli kama hadlin dilkaas,iyada oo Goobta dilka uu ka dhacay ee isgoyska Hotel toowfiiq ay tahay mid mashquul badan.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories