HomeCaalamkaSawirro:-Wasiirka Maaliyadda oo la kulmay Wafdi ka socda Dowladda Masar

Sawirro:-Wasiirka Maaliyadda oo la kulmay Wafdi ka socda Dowladda Masar

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

  Cabdiraxmaan Ducaale Beyle Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta Magaalada Muqdisho waxa uu kula kulmay Wafdi ka socda dowladda Masar. Kulanka oo ka dhacay Xarunta Wasaaradda Maaliyadda ayaa labada dhinac waxa ay uga wada hadleen arrimaha Dhaqaalaha iyo taageerada Masar ay siiso dowladda Soomaaliya. Wasiir Beyle ayaa sheegay in muhiimada kulanka […]

- Advertisement -

 

Cabdiraxmaan Ducaale Beyle Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta Magaalada Muqdisho waxa uu kula kulmay Wafdi ka socda dowladda Masar.

- Advertisement -

Kulanka oo ka dhacay Xarunta Wasaaradda Maaliyadda ayaa labada dhinac waxa ay uga wada hadleen arrimaha Dhaqaalaha iyo taageerada Masar ay siiso dowladda Soomaaliya.

Wasiir Beyle ayaa sheegay in muhiimada kulanka uu ahaa sidii dowladda Masar ay dhaqaalo u siin laheyd dowladda Soomaaliya.

“Sharaf bay iitahay in aan Xafiiskayga ku soo dhaweeyo wafdi ka socda Dowladda Masar, waxaan ka wada hadalnay xiriirka soo jireenka ah ee labada Dowladood sidoo kale waxaan isku raacnay sidii Soomaaliya loo maalgalinlahaa”

- Advertisement -

Wafdiga ka socda Dowladda Masar ee Maanta la kulmay Wasiirka Maaliyada ayaa shalay waxa ay soo gaareen Magaalada Muqdisho,iyada oo Wasaaradda Caafimaadka ay ku wareejiyeen deeq daawo ah oo ka timid dowladda Masar.

Hoos Ka Daawo Sawirrada Kulanka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories