HomeCaalamkaSawirro:-Agaasime Koofi oo hubiyay bixinta baasaboorka Safaarada Soomaaliya ee M/Riyaad

Sawirro:-Agaasime Koofi oo hubiyay bixinta baasaboorka Safaarada Soomaaliya ee M/Riyaad

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Agaasimaga guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Col. Maxamed Adam Koofi oo uu wehliyo Agaasimaha Waaxda xiriirka dibadda ee HSJ ayaa maanta Safar shaqo ku gaaray Dalka Sacuudi Carabiya. Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa isla maanta waxuu booqdey safaaradda Soomaaliya ay ku leedahey  Magaalada Riyaad ee dalka Sacuudiga. Ujeedada booqashada agaasimaha ee Safaaradda ayaa […]

- Advertisement -

Agaasimaga guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Col. Maxamed Adam Koofi oo uu wehliyo Agaasimaha Waaxda xiriirka dibadda ee HSJ ayaa maanta Safar shaqo ku gaaray Dalka Sacuudi Carabiya.

Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa isla maanta waxuu booqdey safaaradda Soomaaliya ay ku leedahey  Magaalada Riyaad ee dalka Sacuudiga.

- Advertisement -

Ujeedada booqashada agaasimaha ee Safaaradda ayaa lagu sheegay iney aheyd u kuurgelidda habsami u socodka howlaha socdaalka iyo bixinta baasaboorka ee Safaarada Soomaaliya ee Riyaad iyo Qunsuliyadda guud ee Jeddah.

Mudane Koofi ayaa sidoo kale kulan gaar ah la qaatay safiirka safaaradda Soomaaliya ee Dalka Sacuudiga Mudane Daahir Geelle, waxayna kawada hadleen hab-raacyada socdaalka iyo bixinta baasaboorka.

Agaasimaha ayaa inta uu joogo Sacuudiga ka dhageysan doona bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Sacuudiga talooyinka ay qabaan ee la xariira baasaboorka iyo arimaha socdaalka.

- Advertisement -

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories