HomeWararRa’iisul Wasaare Kheyre oo kormeer amni xalay ku tegay Xarumo Ciidan oo...

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo kormeer amni xalay ku tegay Xarumo Ciidan oo ku yaallo Muqdisho

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuuymadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo uu wehliyo taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa xalay kormeerey Ciidan  si gaarka ah  loogu diyaariyey in ay fuliyaan howl gal qorshaysan lagu qaadayo deegaanada ay ku sugan yihiin Al-Shabaab,kuwaasi oo lagu diyaariyay  Degmada Deyniile ee Gobolka Banaadir. Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixin ku […]

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuuymadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo uu wehliyo taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa xalay kormeerey Ciidan  si gaarka ah  loogu diyaariyey in ay fuliyaan howl gal qorshaysan lagu qaadayo deegaanada ay ku sugan yihiin Al-Shabaab,kuwaasi oo lagu diyaariyay  Degmada Deyniile ee Gobolka Banaadir.

Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixin ku aadan diyaar garowga ciidanka ka  dhageystay  Sarakiisha hoggaaminaysa waxa uuna   u muujiyey tageero,isagoo ku hadlayey magaca madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

- Advertisement -

Sidoo kale Ra’iisul wasaare Khayre iyo saraakiisha la socotay ayaa  waxa uu   booqdeen saldhigga  Degmada Hodan,isagoo u kuurgalaya sida ay u socdaan howlaha lagu xaqiijinayo amniga,wuxuuna warbixin amniga la xiriirta uu ka dhageystay saraakiisha booliska gaar ahaan taliyaha Saldhigga.

kormeerkaan uu Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa qeyb ka ah fulinta qorshayaasha Xukuumadda oo Amnigu uu ugu horeeyo,habeen hore ayuu raiisul Wasaare Khayre iyo Guddomiyaha Gobolka Banaadir waxaa ay kormeereen xarumaha ciidamada ay ku leeyihiin degmada Hilwaa ee Gobolkani Banaadir.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories