HomeWararDhageyso:-Xildhibaan Khadiijo Diiriye”Hadii 184 Xildhibaan uu gaari waayo mooshinka Jawaari waa gudoomiyaha...

Dhageyso:-Xildhibaan Khadiijo Diiriye”Hadii 184 Xildhibaan uu gaari waayo mooshinka Jawaari waa gudoomiyaha Golaha Shacabka”

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Khadiijo Maxamed Diiriye oo ah Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Soomaaliya kana mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa si kulul weerar afka ah ugu qaaday Gudoomiyaha Baarlmaanka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari. Wasiir Khadiijo oo Goobjoog ka aheyd kulan ay yeesheen xildhibaanadii mooshinka ka gudbiyay Jawaari ayaa sheegtay in mooshinkaas aan laga laaban Karin ilaa baarlamaanka […]

- Advertisement -

Khadiijo Maxamed Diiriye oo ah Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Soomaaliya kana mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa si kulul weerar afka ah ugu qaaday Gudoomiyaha Baarlmaanka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.

Wasiir Khadiijo oo Goobjoog ka aheyd kulan ay yeesheen xildhibaanadii mooshinka ka gudbiyay Jawaari ayaa sheegtay in mooshinkaas aan laga laaban Karin ilaa baarlamaanka lahorgeeyo,halkaasna lagu kala bixi doono.

- Advertisement -

Waxa ay sheegtay in Gudoomiye Jawaari mooshinki laga gudbiyay uu sheego in laga baxay,ay wax u dhimeyso karaamadiisa,aqoontiisa,laakin mooshinkaan uusan noqon doonin mid banaanka looga baxo.

“Xaqiiqdii 184 xildhibaan hadii uu mooshinkan gaari waayo Jawaari waa gudoomiyaha Golaha Shacabka,laakin hadii uu gaaro waa wax cad,waxana idin sheegayaa in mudo 15 cisho ah gudahood ay ku soo dooran doonaan Gudoomiye Baarlamaan ayay tiri xildhibaan Khadiijo Maxamed diiriye”

Sidoo kale waxa ay guddiyada joogtada ee Golaha Shacabka ku eedeysay in ay sharciga hareer mareen,iyaga oo baarlamaankii uu Shaqeynayo ay kulan qabteyn taasina ay tahay mid sharciga ka baxsan sida ay hadalka u dhigtay.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiir Khadiijo Maxamed diiriye ahna Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories