HomeCaalamkaSawirro:-Wasiir Cawad iyo Danjiraha Midowga Afrika ee Soomaliya oo ku kulmay Muqdisho

Sawirro:-Wasiir Cawad iyo Danjiraha Midowga Afrika ee Soomaliya oo ku kulmay Muqdisho

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibada Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho waxaa kulan ku yeeshay Wakiilka Ururka Midowga Afrika u fadhiya Soomaaliya iyo Wasiirka Arimaha Dibadda ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya. Wasiir Cawad iyo Danjire Francisco Madiera ayaa waxa ay ka wada hadleyn xiriirka Wadashaqeyn ee ka dhaxeeya Masuuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Dibada Soomaaliya iyo Ururka Midowga Afrika. […]

- Advertisement -

Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibada Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho waxaa kulan ku yeeshay Wakiilka Ururka Midowga Afrika u fadhiya Soomaaliya iyo Wasiirka Arimaha Dibadda ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya.

Wasiir Cawad iyo Danjire Francisco Madiera ayaa waxa ay ka wada hadleyn xiriirka Wadashaqeyn ee ka dhaxeeya Masuuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Dibada Soomaaliya iyo Ururka Midowga Afrika.

- Advertisement -

Wakiilka Ururka Midowga Afrika ee Soomaaliya Danjire Francisco Madiera ayaa sheegay in uu diyaar u yahay wadashaqeyn fiican in uu la yeeshay Madaxda Wasaaradda Arrimaha Dibada Soomaaliya.

Kulanka Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad iyo Danjire Francisco Madiera ayaa ku soo aadaya xili shalay ay Muqdisho ku kulmeyn Madaxweynaha Maamulka hir-Shabeelle iyo Danjire Francisco Madiera.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories