HomeWararGolaha Aqalka Sare oo ku kala aragti duwan Xeerkii lagu mamnuucay Shirkada...

Golaha Aqalka Sare oo ku kala aragti duwan Xeerkii lagu mamnuucay Shirkada DP World

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Xildhibaanada Aqalka Sare ayaa Maanwaxa ay kulan ku yeeshay Xaruntooda ee Muqdisho,waxana kulankooda ay uga doodayeen Xeerkii ay ansixiyeen Golaha Shacabka kaas oo dalka looga mamnuucayay shirkada DP World ee laga leeyahay Wadanka Imaaaradka Carabta.

Kulanka markii uu furmay ayaa waxaa xildhibaanada ay soo jeedinayeen qaarkood talooyin ku aadan in Goluhu asyan ansixin xeerkaas si waqti loosiiyo in ay uga soo talo bixiyaan,hala sidoo kale Golaha qaar ay sheegayaan in xeerkaan la meel marinayo.

- Advertisement -

Tallaabadaan ayay u muuqataa mid ay kulak ala qeybsameen Xubnaha Golaha Aqalka Sare Xeerkii dalka looga mamnuucay Shirkadda DP World ee Wadanka Imaaraadka Carabta.

Wararka aan heleyn ayaa waxa ay sheegayaan in Xubnaha Aqalka Sare ay haatan u abxeyn Salaad iyo Qado kadibna ay isku soo laaban doonaan si ay dooda halkeedii uga sii wataan.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories