HomeWararXubnaha Aqalka Sare oo Maanta ka doodaya Arrinta Shirkada DP World

Xubnaha Aqalka Sare oo Maanta ka doodaya Arrinta Shirkada DP World

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Magaalada Muqdisho waxaa Maanta kulankoodii ugu horeeyay tan iyo markii ay fasaxa ka soo laabteyn ku yeelan doona Xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya. Kulanka Maanta ayaa waxaa looga doodi doonaa Sida ay Radio Dalsan u sheegeen Xubno ka tirsan Aqalka sare Xeerkii shalay ay ansixiyeen Golaha Shacabka e dalka looga mamnuucay […]

- Advertisement -

Magaalada Muqdisho waxaa Maanta kulankoodii ugu horeeyay tan iyo markii ay fasaxa ka soo laabteyn ku yeelan doona Xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya.

Kulanka Maanta ayaa waxaa looga doodi doonaa Sida ay Radio Dalsan u sheegeen Xubno ka tirsan Aqalka sare Xeerkii shalay ay ansixiyeen Golaha Shacabka e dalka looga mamnuucay Shirkada DP World ee laga leeyahay Imaaraadka Carabta.

- Advertisement -

Kulanka Maanta ee Aqalka Sare ayaa ah mid xasaasi ah,waxaana dood kadib la la filaya in Golaha Shacabka ay ku raacaan Go’aankii DP World dalka looga mamnuucay.

Xeerkan ayaa markii uu soo maro Xubnaha Aqalka Sare,waxaa loo gudin doonaa Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed cabdullaahi Farmaajo si uu u saxiixo,intaasi kadibna ay Shirkada DP World Wadanka isaga bixi doonto.

Warar kale aan helnay ayaa waxa ay sheegayaan in sidoo kale Xildhibaanada Aqalka Sare ay ka doodi oonan kiiska weerarkii Guriga Senotar Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid.

- Advertisement -

Wixii ka soo baxa Kulanka Aqalka Sare kala socda Radiodalsan.com

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories