HomeWararDhageyso:-Booliska Masar oo xiray Dhalinyaro Soomaali ah

Dhageyso:-Booliska Masar oo xiray Dhalinyaro Soomaali ah

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Ciidamada Amniga dalka Masar ayaa xirxiray 17 qof oo Soomaali ah kadib markii ay howlgal ka sameeyeen Xaafadaha ay soomaalida ka degan yihiin Magaalada Qaahira. 17 qof oo dhammaantood ah rag ayaa laga qabtay Maqaayada Soomaalida ay ku leeyihiin Xaafada Caashir ee degmada Nasri City. Wiil Soomaali ah oo heesta dhalashada dalka Mareykanka ayaa ka […]

- Advertisement -

Ciidamada Amniga dalka Masar ayaa xirxiray 17 qof oo Soomaali ah kadib markii ay howlgal ka sameeyeen Xaafadaha ay soomaalida ka degan yihiin Magaalada Qaahira.

17 qof oo dhammaantood ah rag ayaa laga qabtay Maqaayada Soomaalida ay ku leeyihiin Xaafada Caashir ee degmada Nasri City.

- Advertisement -

Wiil Soomaali ah oo heesta dhalashada dalka Mareykanka ayaa ka mid ah Soomaalida la xiray,sida ay sheegeen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalkaasi Masar.

Maxamed Cabaas oo ka mid ah Ardayda waxka barata dalka Masar ayaa sheegay in dadka la qabqabtay ay isugu jiraan Arday iyo kuwa qaxooti ah iyo Wiil heysta dhalashada Mareykanka,isla markaana loo maleynayo in doorashooyinka oo soo dhawaaday aawgeed ay sabab u tahay laakin badankood lasoodeyn doono.

Xariga dhalinyarada Soomaaliyeed ee lagu xiray Masar ayaa ku soo aadaya xili todobadkii hore ay Ciidamada Ammaanka ay siidaayeen laba Wiil oo Soomaali ah oo mudo lix bilood ah ku xirnaa Saldhiga  Nasri City.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Mid ka mid ah Soomaalida ku nool dalkaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories