HomeWararDhageyso:-Xukuumadda Soomaaliya oo Jawaab deg deg ah ka bixisay Go’aankii Soomaaliland ee...

Dhageyso:-Xukuumadda Soomaaliya oo Jawaab deg deg ah ka bixisay Go’aankii Soomaaliland ee Astaanka.SO

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka jawaabay Go’aankii Maamulka Soomaaliland uu deegaanadiisa kaga joojiyay Astaanka Internet-ka Qaranka ee loo yaqaano .SO. Shalay ayay tallaabadaas ku dhaqaaqeen Maamulka soomaaliland kadib markii Maalin ka hor dowladda Soomaaliya ay la soo wareegtay Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka. Wasiir Cabdi Cashuur Xasan oo Caawa Wareysi siiyay Radio Dalsan […]

- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka jawaabay Go’aankii Maamulka Soomaaliland uu deegaanadiisa kaga joojiyay Astaanka Internet-ka Qaranka ee loo yaqaano .SO.

Shalay ayay tallaabadaas ku dhaqaaqeen Maamulka soomaaliland kadib markii Maalin ka hor dowladda Soomaaliya ay la soo wareegtay Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka.

- Advertisement -

Wasiir Cabdi Cashuur Xasan oo Caawa Wareysi siiyay Radio Dalsan ayaa sheegay in Astaanka Qaranka Iternet-ka ay tahay mid kumiin u ah Bulsahda Soomaaliyeed,ha ahaadaan Jaamacadaha, Hay’addaha iyo dhamaan Ururrada dalka ka jira.

Waxa uu sheegay in go’anka ka soo baxay Maamulka Soomaaliland uu yahay mid qaldan,isla markaana Ummadda Soomaaliyeed meelkasto oo ay joogan ay xaq u leeyihiin si imana ay uag wada faa’iidestaan Isticmaalka.SO

“Soomaali kasta oo ku nool Jamhuuriyadda wuxuu xaq u leeyahay inuu adeegsado furaha taleefoonka (252) iyo kan internet-ka (.so). Waxaa sidoo kale xaq u leh qof, shirkad, ama hay’ad kasta oo dalka ka hawl gasha. Waa calaamad muujineysa juquraafi ahaan iyo aqoonsi ahaanba halka aad ku nooshahay, ka diiwaan gashan tahay ama ka shaqeyso”

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories