HomeCaalamkaSawirro:-Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Somaliya oo la kulmay madaxda ugu sareysa Hindiya

Sawirro:-Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Somaliya oo la kulmay madaxda ugu sareysa Hindiya

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Madaxweynaha Dalka India Ram Nath Kovind, Ku Xigeenkiisa Venkaiah Naidu iyo weliba Ra’iisul wasaaraha Dalkaasi Narendra Modi ayaa si wada jir Aqalka Madaxtooyadda ee dalkaasi ugu qaabilay waftigii uu hoggaaminayay Ra’iisal wasaare ku xigeenka Soomaaliya Md. Mahdi Mohamed Gulleed (Khadar). Madaxda ugu saraysa dalka India ayaa si wada jir ah u soo dhaweeyey wafdiga Ra’iisul […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Dalka India Ram Nath Kovind, Ku Xigeenkiisa Venkaiah Naidu iyo weliba Ra’iisul wasaaraha Dalkaasi Narendra Modi ayaa si wada jir Aqalka Madaxtooyadda ee dalkaasi ugu qaabilay waftigii uu hoggaaminayay Ra’iisal wasaare ku xigeenka Soomaaliya Md. Mahdi Mohamed Gulleed (Khadar).

Madaxda ugu saraysa dalka India ayaa si wada jir ah u soo dhaweeyey wafdiga Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Soomaaliya oo safar ku jooga Dalkaasi India.

- Advertisement -

Kulankoodi ka dib ayaa mas’uuliyiintan waxay ka qeybgaleen kulan casho sharaf ah oo madaxda Dalka India ay u sameeyeen wafuud ka socota 121 Dal oo ka qeybgalaya shir Caalami ah oo ku saabsan ka faa’idaysaiga kheyraadba dabiiciga ah ee Tamarta oo maanta ka furmaya magaalada New Dalka ee Dalkasi India.

Wafdiga Raiisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa inta ay joogaan Dalkaasi India ayaa kulamo la yeelan doona qaar kamid ah madaxda shirkaasi ka qeybgalaysa oo uu kala hadli doono iskaashiga labada dhinac.

Hoos Ka Daawo Sawirada Kulanka.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories