HomeCaalamkaSidee Madaxda Caalamka u arkaan wadahadalo ay yeeshaan Trump Kim Jong un?

Sidee Madaxda Caalamka u arkaan wadahadalo ay yeeshaan Trump Kim Jong un?

Date:

Related stories

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Shiinaha iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa waxay soo dhaweeyeen warka ku saabsan in madaxwayne Trump uu aqbalay in uu la kulmo hogaamiyaha Kuuriyada Wuqooyi, Kim Jong-un. Afhayeen u hadlay wasaaradda arrimaha dibadda ee Shiinaha ayaa ugu baaqay labada dhinac in ay muujiyaan geesinimo siyaasadeed si ay arrintani ay horey ugu sii socoto. Wasiirka arrimaha dibadda Ruushka […]

- Advertisement -

Shiinaha iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa waxay soo dhaweeyeen warka ku saabsan in madaxwayne Trump uu aqbalay in uu la kulmo hogaamiyaha Kuuriyada Wuqooyi, Kim Jong-un.

Afhayeen u hadlay wasaaradda arrimaha dibadda ee Shiinaha ayaa ugu baaqay labada dhinac in ay muujiyaan geesinimo siyaasadeed si ay arrintani ay horey ugu sii socoto.

- Advertisement -

Wasiirka arrimaha dibadda Ruushka , Sergei Lavrov, ayaa ku tilmaamay tallaabo horey loo qaaday go’aanka madaxwayne Trump ee ah in uu wadahadalo toos ah la yeesho hogaamiyaha Kuuriya Wuqooyi

Mr Lavrov ayaa ka hadlayay shir jaraa’id oo uu ku qabtay caasimadda Itoobiya ee Addis Ababa:

Madaxwaynaha Kuuriyada Koonfureed, Moon Jae-in, ayaa u mahadceliyay labada hogaamiye go’aanka adag ee ay qaateen.

- Advertisement -

Mr Moon ayaa sheegay in go’aanka labada hogaamiye uu horseedi doono in Kuuriyada Waqooyi ay ka talabaxdo hubkeeda Niyukleerka.

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa aqbalay in uu la kulmo madaxweynaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un, taas oo ah wax aanan la filanaynin.

Waxaa arrintan shaaciyay sargaal sare oo ka tirsan Kuuriyada Koonfureed oo hoggaaminayay wafti dhawaan kasoo laabtay booqasho ay ku tageen dalka Kuuriyada Waqooyi, halkaas oo ay ka sideen fariin ah in hoggaamiyaha dalkaas Kim Jong Un uu diyaar u yahay in uu waanwaan la galo Maraykanka, islamarkaasna joojiyo kordhinta samaynta hubka Nuyuukleerka iyo tijaabada gantaalada.

Dadka siyaasada u dhuun duleela ayaa sheegay in horumarkan cusub ee soo kordhay ay ka dhalatay sanado badan oo dadaalo dubla

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories