HomeCaalamkaSawirro:-Duqii hore ee Muqdisho Taabit Cabdi oo la kulmay Xildhibaan...

Sawirro:-Duqii hore ee Muqdisho Taabit Cabdi oo la kulmay Xildhibaan ka tirsan Dowlada Sweden

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Guddoomihiyii hore ee Gobolka Benaadir ahaana Duqii hore ee Magalada Muqdisho ayaa maanta la kulmay Xildhibaan ka tirsan Dowlada Sweden oo lagu Magacaabo Mr. Johan Buser. kulanka waxa uu ka dhacay magalada Gothenburg ee dalka Sweden. Mr Buser waxa sidoo kale uu yahay Madaxa Xiriirka Caalamiga ee Xisbiga Social Democracy ee dalkaas. Kulanka wax yaabaha […]

- Advertisement -

Guddoomihiyii hore ee Gobolka Benaadir ahaana Duqii hore ee Magalada Muqdisho ayaa maanta la kulmay Xildhibaan ka tirsan Dowlada Sweden oo lagu Magacaabo Mr. Johan Buser.

kulanka waxa uu ka dhacay magalada Gothenburg ee dalka Sweden. Mr Buser waxa sidoo kale uu yahay Madaxa Xiriirka Caalamiga ee Xisbiga Social Democracy ee dalkaas.

- Advertisement -

Kulanka wax yaabaha ugu waynaa oolooga l wada hadlay waxa ay ahaayeen sida loo hormarin lahaa Soomaaliya gaar ahaan magalada Muqdisho,Wuxuuna ugu dambeyn ku soo gaba gaboobay guul iyo afgarasho.

Duqii hore ee Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ayaa booqsho ku maraya qaar ka mid ah Wadamada qaarada yurub,waxana intii uu ku sugnaa dalka Sweden uu la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyed ee ku nool dalkaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories