HomeCaalamkaSawirro:-Imaaraadka oo Dagaal dhan ah Madaxweyne Farmaajo ka bilaabay Baraha Bulshada

Sawirro:-Imaaraadka oo Dagaal dhan ah Madaxweyne Farmaajo ka bilaabay Baraha Bulshada

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Todobaad kadib Markii ay Xukuumada Somalia ka hortimid Heshiiska Barbara ee Maamulka Somaliland Ethiopia iyo Imaaraadka ayaa waxaa soo baxay Shabakado abaabulan oo baraha bulshada ka bilaabay Dagaal afka ah oo ka dhan ah Madaxweyne Farmaajo. Talaabadaas ayaana umuuqaneysaa mid banaanka soo dhigtay danaha qarsoonaa ee Dowlada Imaaaraadka ka laheyd Somalia,iyo Saameynta falcelintii Dowlada Somalia […]

- Advertisement -

Todobaad kadib Markii ay Xukuumada Somalia ka hortimid Heshiiska Barbara ee Maamulka Somaliland Ethiopia iyo Imaaraadka ayaa waxaa soo baxay Shabakado abaabulan oo baraha bulshada ka bilaabay Dagaal afka ah oo ka dhan ah Madaxweyne Farmaajo.

Talaabadaas ayaana umuuqaneysaa mid banaanka soo dhigtay danaha qarsoonaa ee Dowlada Imaaaraadka ka laheyd Somalia,iyo Saameynta falcelintii Dowlada Somalia ay ku keentay Danahaasi Imaaraadka uu lahaa.

- Advertisement -

Dadka taxliiliya Arimaha Siyaasada dibada ayaana ka digay halka uu ku wajahan yahay Xiriirka labada dal.

Xiriirka sii xumaanaya ee Isbaheysiga taabacsan Imaaradka iyo Masar ayaana laga cabsi qabaa in uu keeno Go,aan cusub oo dowlada Somalia ka qaadato Xiisada Khaliijka oo ay Somalia lasafato Dowlada Qadar maadaama cilaaqaad wanaagsan uu ka dhexeeyo Turkiga iyo Qadar.

Weerarka dhanka afka ah oo Imaaraadka soo abaabuleyn ayaan ka bilaawday Bogga Twitterka oo koox qormo loo soo dhiibay ay Barahooda ku daabacayaan,kuwaas oo ka careysan Go’aankii Xukuumada ee Dekada Barbara.

- Advertisement -

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories