HomeCaalamkaDhageyso:-Ururka Jaamacadda Carabta oo dowladda Somaliya ka aqbalay dacwad ay u gudbisay

Dhageyso:-Ururka Jaamacadda Carabta oo dowladda Somaliya ka aqbalay dacwad ay u gudbisay

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Cumaan Cabdirisaaq Faarax Cali ayaa faah-faahin ka bixiyay shirka Wasiiradda Arrimaha dibada Dalalka ku midaysan Ururka Jaamacadda Carabta iyo dacwadii dowladda Soomaaliya u gudbisay. Safiirka ayaa sheegay Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya uu gudbiyay dacwad ah in heshiiskii dekada Berbera maadaama aan lagala tashan dowladda,iyada oo uu Imaaraadka booqasho ku joogay […]

- Advertisement -

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Cumaan Cabdirisaaq Faarax Cali ayaa faah-faahin ka bixiyay shirka Wasiiradda Arrimaha dibada Dalalka ku midaysan Ururka Jaamacadda Carabta iyo dacwadii dowladda Soomaaliya u gudbisay.

Safiirka ayaa sheegay Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya uu gudbiyay dacwad ah in heshiiskii dekada Berbera maadaama aan lagala tashan dowladda,iyada oo uu Imaaraadka booqasho ku joogay Ra’iisul Wasaaraha Soomaliya Xasan Cali Kheyre isla markaana dacwadaas laga aqbalay.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in shirkii Wadamada Jaamacadda Carabta qodobadii looga hadlayay lagu daray heshiiskaas,iyada oo qodobadii shirkaas Khamiistii shalay laga soo saaray uu qeyb ka ahaa dowladda Soomaaliyana ay ku qanacday.

Maamulka Soomaaliyeed ee Soomaaliland maamulana Gobalada waqooyi galbeed Soomaaliya ayaa dhawaan heshiis horumarineed la galay Dowladda Itoobiya iyo shirkadda DP WORLD ee laga leeyahay Dalka imaaraadka hasa-yeeshee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa gaashaanka ku dhufatay heshiiskaas iyadoona tilmaantay inaan lagala tashan  Maalgashiga Dekedda Magaalada Berbera.

Hoos Ka Dhageyso Codka Safiirka  Soomaaliya ee Dalka Cumaan.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories