HomeWararSawirro:-Qaar ka mid ah dhaawacyada qarixii Zoobe ee loo qaaday Turkiga oo...

Sawirro:-Qaar ka mid ah dhaawacyada qarixii Zoobe ee loo qaaday Turkiga oo ku soo wajahan Muqdisho

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Safaaradda Soomaaliya ee Dalka  Turkiga oo gacan wayn kahelaysa  Wasaaradda Caafimaadka ee Dalkaasi Turkiga ayaa si wada jir ah uga soo sagootiyay Bukaanadii ugu dambeeyay ee qaraxii  14kii October ka dhacay Soobe  oo mudo badan lagu dabiibayay Isbitaalo kuyala Dalkaasi. Bukaanadan oo ka koobnaa 6 ruux ayaa ka soo ambabaxay   Garoonka Diyaaradaha  ee magaalada Ankara  […]

- Advertisement -

Safaaradda Soomaaliya ee Dalka  Turkiga oo gacan wayn kahelaysa  Wasaaradda Caafimaadka ee Dalkaasi Turkiga ayaa si wada jir ah uga soo sagootiyay Bukaanadii ugu dambeeyay ee qaraxii  14kii October ka dhacay Soobe  oo mudo badan lagu dabiibayay Isbitaalo kuyala Dalkaasi.

Bukaanadan oo ka koobnaa 6 ruux ayaa ka soo ambabaxay   Garoonka Diyaaradaha  ee magaalada Ankara  oo ay ka sagootiyeen mas’uuliyiin ka tirsan Safaaradda Soomaaliya ee dalka Turkiga iyo Mas’uuliyiin ka socotay Wasaaradda Caafimaadka Turkiga, ayaa lagu wadaa in ay manta soo gaaraan magaalada Muqdisho.

- Advertisement -

Safaaradda Soomaaliya ee Turkiga ayaa  dadaal dheer ugashay sidii ay ugu kuurgali laheyd Bukaanada,iyadoona  u xilsaaratay  Xoghayaha labaad ee Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Turkiga C/qaadir Maxamed  Xuseen Barqadle.

Xoghay Barqadle ayaa Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed u sheegay  in dhamaan dhawacyadii soo gaaraay dalka Turkiga  dib loogu celiyay muqdisho,iyagoo caafimaad qaba,guud ahaan dhawacyadaas oo ka koobnaa 35 ruux iyo 34 ruux oo la socotay.

Wuxuux intaasi ku draya  Xoghayaha labaad ee Safaaradda ee Turkiga ayaa si wayn ugu mahadceliyay Dowladda Turkiga,kuna amaanay Dowladda Turkiga sida  ay iskugu xilqaantay una caawisay bukaanadii ay wax yeeladu ka soo gaaratay qaraxii  14kii October ka dhacay  muqdisho.

- Advertisement -

Dhaawacyadani oo ahaa dhawaacyadii ugu liitay uguna dambeeyay ayaa waxaa ay kala yihiin.

1.   Axmed Siyaad Cabdi
2.   Liibaan Nuur Cosoble
3.   Axmed Xuseen Warsame
4.   Cabdullahi  Cali Maxamed
5.   Laylo Isaq Maxamed.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories