HomeCaalamkaMaxaabiis Soomaali ah oo laga soo daayay Xabsiyada Liibiya oo Muqdisho ku...

Maxaabiis Soomaali ah oo laga soo daayay Xabsiyada Liibiya oo Muqdisho ku soo Wajahan( Ahriso Tirada)

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Maanta oo Arbaco ah ayaa la filayaa in ay Muqdisho soo gaarto diyaarad sida qeybtii labaad ee maxaabiis Dowladda Soomaaliya ay ka soo deysay xabsiyada Dalka Liibiya,kuwaasi oo soo amba baxay. Dhalinyaradaas Soomaaliyeed ee Maanta imaanaya Muqdisho oo gaaraya ilaa 13 qof ayaa laga soo bixiyay Xabsiyada Taruja iyo Ziika, ee dalka Libya,waxaa sidoo kale […]

- Advertisement -

Maanta oo Arbaco ah ayaa la filayaa in ay Muqdisho soo gaarto diyaarad sida qeybtii labaad ee maxaabiis Dowladda Soomaaliya ay ka soo deysay xabsiyada Dalka Liibiya,kuwaasi oo soo amba baxay.

Dhalinyaradaas Soomaaliyeed ee Maanta imaanaya Muqdisho oo gaaraya ilaa 13 qof ayaa laga soo bixiyay Xabsiyada Taruja iyo Ziika, ee dalka Libya,waxaa sidoo kale jiri doona 48 kale oo iyana dhawaan Muqdisho imaan doonaan sida uu sheegay Safiirka Soomaaliya ee Midowga Yurub Cali Siciid Fiqi.

- Advertisement -

Dowladda Soomaaliya ayaa dadaal ugu jirto sidii loo soo deyn lahaa dhamaan muwaadiniinta Soomaaliyeed oo ku jira xabsiyo kuyaala dalalka Caalamka, Maalin ka hor ayay ahayd markii Garoonka Diyaaradaha Muqdisho laga soo dejiyay 76 qof oo ahaa tiradii ugu dambeysay maxaabiis in muddo ah ku xirnayd xabsiyada Dalka India.

Horey waxay Dowladdu u soo deysay maxaabiis ku jirtay Xabsiyada wadamo kale,sida Itoobiya iyo Jasiiradda Seychelles, waana markii ugu horeysay tiro intaasi la eg oo maxaabiis Soomaaliyeed ah laga soo daayo xabsiyada Caalamka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories