HomeWararDhageyso:-Shacab careysan oo banaanbax ka dhigay mid ka mid ah Xaafadaha Muqdisho

Dhageyso:-Shacab careysan oo banaanbax ka dhigay mid ka mid ah Xaafadaha Muqdisho

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Banaanbaxaan ayaa waxa uu sigaar ah uga dhacay Xaafada Kaawa godeey qeybta degmada Dharkenley,waxana isugu soo baxay Shacabka ku nool Xaafadaas oo wadooyinkeeda banaanbaxa ka dhigaya. Dadka banaanaxa dhigaya ayaa waxa ay ka cabanayeen in aan waxba laga qaban dil dhawaan loo geystay Sarkaal ka tirsan ciidanka dowladda oo tababare ciidanka ka ahaa Dugisga tababarka […]

- Advertisement -

Banaanbaxaan ayaa waxa uu sigaar ah uga dhacay Xaafada Kaawa godeey qeybta degmada Dharkenley,waxana isugu soo baxay Shacabka ku nool Xaafadaas oo wadooyinkeeda banaanbaxa ka dhigaya.

Dadka banaanaxa dhigaya ayaa waxa ay ka cabanayeen in aan waxba laga qaban dil dhawaan loo geystay Sarkaal ka tirsan ciidanka dowladda oo tababare ciidanka ka ahaa Dugisga tababarka Jasiira ee Degmada Wadajir.

- Advertisement -

Dhammaan waxaa xiran Goobihii Ganacsiga Xaafada Kaawa Godey qeybta degmada Dharkenley,iyada oo Ganacsatada iyo dadka degan Xaafadaas ay ka qeyb qaadanayaan banaanbaxa.

Banaanbaxayasha qaarkood oo aan la hadalnay ayaa waxa ay sheegeen in dilka Sarkaalkaas ay ka dambeyeen Ciidamo ka tirsan dowladda iyaga oo sheegay in ay dileen Nin tuug ahaa sida ay hadalka u dhigeen,mana jirto warar madax banaan oo xaqiijinaya.

Weli majirto cid ka tirsan Maamulka degmada Dharkenley oo dadkaasi la hadashay,si ay banaanbaxa u joojiyaan isla markaana cabashadooda ka jawaabtay.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Banaanbaxayaasha.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories