HomeCaalamkaSawirro:-Duqii hore ee Muqdisho Taabit Cabdi oo siweyn loogu soo dhaweeyey Dalka...

Sawirro:-Duqii hore ee Muqdisho Taabit Cabdi oo siweyn loogu soo dhaweeyey Dalka Sweden

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Dalka Sweden ayaa waxaa siheer sare ah loogu soo dhaweeyay gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir ahaana duqii Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed oo dhawaan halkaasi gaaray. Taabit Cabdi Maxamed oo booqasho ku marayay dalal ka mid ah Qaarada Yurub ayaa waxaa Xaflad soodhweyn ah u sameeyey Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalkaasi Sweden iyo xubno kale. […]

- Advertisement -

Dalka Sweden ayaa waxaa siheer sare ah loogu soo dhaweeyay gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir ahaana duqii Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed oo dhawaan halkaasi gaaray.

Taabit Cabdi Maxamed oo booqasho ku marayay dalal ka mid ah Qaarada Yurub ayaa waxaa Xaflad soodhweyn ah u sameeyey Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalkaasi Sweden iyo xubno kale.

- Advertisement -

Bulshadii ka qeyb gashay soo dhaweyntiisa ayaa waxa ay ku amaaneyn Taabit waxyaabihii uu ka qbatay gobolka Banaadir intii uu madaxda ka ahaa taas oo rajo gelisay in ay dalkooda ku soo laabtaan.

Gudoomiihii hore ee gobolka Banaadir Taabit Cabdi ayaa uga mahadceliyay  dhammaan Jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Sweden ee soo dhaweynta u sameeyay,waxana uu sheegay in weli dalalka ka mid ah Qaarada Yurub uu tegi doono si uu ula kulmo Bulshada Soomaliyeed ee ku nool dalalkaas.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories