HomeCaalamkaSoomaaliya oo ka qeyb galeysa shir uu soo qaban qaabiyey Bangiga Adduunka

Soomaaliya oo ka qeyb galeysa shir uu soo qaban qaabiyey Bangiga Adduunka

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Magaalada Washington ee dalka Maraykanka ayaa la filayaa in uu ka dhaco shir ballaaran oo looga hadlaayo wadamada soo koraya iyo sidii loo taageeri lahaa. Shirkaan waxaa soo qaban qaabiyey Bankiga Adduunka oo doonaya in taageero xooggan loo muujiyo dalalka soo koraya, waxaana ka qeybgalaya dalalka deeq bixiyeyaasha iyo dalalka caawinaadda u baahan. Soomaaliya ayaa […]

- Advertisement -

Magaalada Washington ee dalka Maraykanka ayaa la filayaa in uu ka dhaco shir ballaaran oo looga hadlaayo wadamada soo koraya iyo sidii loo taageeri lahaa.

Shirkaan waxaa soo qaban qaabiyey Bankiga Adduunka oo doonaya in taageero xooggan loo muujiyo dalalka soo koraya, waxaana ka qeybgalaya dalalka deeq bixiyeyaasha iyo dalalka caawinaadda u baahan.

- Advertisement -

Soomaaliya ayaa sanadkaan ka qeybgaleysa, waxaana u matalaya Ra’iisul wasaare Kheyre, iyadoo lasoo bandhigi doono horumarada lagu tallaabsaday 2017 iyo waxa la hiigsanayo 2018.

Shirkaan ayaa ahmiyad gaar ah u leh Soomaaliya, maadaama ay kamid tahay dalalka hadda soo koraya, muddo badanna soo daashaday burbur dhan walbo ah.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories