HomeWararDhageyso:-Madaxweyne Xaaf”Galmudug Dowladda Federaalka iyo Beesha Caalamka Hanti ayaa uga maqan”

Dhageyso:-Madaxweyne Xaaf”Galmudug Dowladda Federaalka iyo Beesha Caalamka Hanti ayaa uga maqan”

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa sheegay in xiligaan wixii ka dambeeya Maamulka Galmudug madaxdeeda ay u taallo Shaqo adag oo u baahan in la qabto. Waxa uu sheegay in Galmudug howlo badan iyo Hanti badan ay uga maqan tahay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Beesha Caalamka laakin Galmudug ay ka Go’an tahay […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa sheegay in xiligaan wixii ka dambeeya Maamulka Galmudug madaxdeeda ay u taallo Shaqo adag oo u baahan in la qabto.

Waxa uu sheegay in Galmudug howlo badan iyo Hanti badan ay uga maqan tahay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Beesha Caalamka laakin Galmudug ay ka Go’an tahay in ay ka doontaan cid kasto uu xaqoodu ku maqan yahay.

- Advertisement -

Isaga oo sii hadlayay ayuu sheegay in gudiyada kala duwan ee Maamulka Galmudug xiligan wixii ka dambeeya laga sugayo Shaqo adag taas oo horseed u noqoneysa Guul uu gaaro Maamulka Galmudug.

Hadalkaan ayaa Madaxweyne Xaaf waxa uu ka jeediyay munaasabad lagu xulayay sidii loo mideyn lahaa baarlamaanada Galmudug iyo Ahlusunna taas oo lagu qabtay xalay Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug.

Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweyne Xaaf.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories