HomeWararDEG DEG:-Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay duleedka Muqdisho

DEG DEG:-Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay duleedka Muqdisho

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wararka naga soo gaaraya deegaanka Siinka-dheer ee duleedka muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu goordhow ka dhacay qarax ismiidaamin ah.

Qaraxa ayaa ahaa gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa,waxana Goobjoogayaal ay Dalsan u sheegeen in Gaariga uu ku qarxay Koontoroolka ay Ciidamada dowladda Gawaarida soo galeysa Muqdisho  ku baaraan  ee Siinka-dheer.

Waxaa la sheegay in Gaariga oo ay ka buuxeen waxyaabaha qarxa uu ka tegay dhanka Muqdisho,basle markii uu marayay Siinka-dheer Koontoroolka Ciidamada dowladda uu qarxay.

Inta la xaqiijiyay waxaa qaraxaasi ku geeriyooday Wadihii Gaariga,waxana sidoo kale ku dhaawacmay laba ruux oo shacab ah oo wadada marayay iyo mid ka mid ah ciidanka dowladda oo kontoroolka ku sugnaa.

Ciidamo kale oo ka tirsan kuwa dowladda ayaa haatan Goobta gaaray,waxana la xiray dhaq dhaqaaqii Gawaarida iyo dadweynaha ee koontoroolka Siinka-dheer.

Goordhow kala socda faah faahinta warkaan radiodalsan.com

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories