HomeCaalamkaSawirro:-Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo shir uga qeyb galaya dalka Qatar

Sawirro:-Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo shir uga qeyb galaya dalka Qatar

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Taliyaha Cusub ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Bashiir Maxamed Jaamac(Bashiir Goobe) iyo wafdi uu hoggaminayo ayaa gaaray Magaalada Doxa ee Wadanka Qatar. Masuuliyiin ka tirsan dowladda Qatar ayaa Taliyaha ku soo dhaweeyay halkaas,waxana uu shegay in uu dalka Qatar uga qeyb galayo shir lagu casuumay. “Aniga iyo Wafdi aan hoggaaminayo Waxaan soo gaarnay Magaaladda Doha ee […]

- Advertisement -

Taliyaha Cusub ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Bashiir Maxamed Jaamac(Bashiir Goobe) iyo wafdi uu hoggaminayo ayaa gaaray Magaalada Doxa ee Wadanka Qatar.

Masuuliyiin ka tirsan dowladda Qatar ayaa Taliyaha ku soo dhaweeyay halkaas,waxana uu shegay in uu dalka Qatar uga qeyb galayo shir lagu casuumay.

- Advertisement -

“Aniga iyo Wafdi aan hoggaaminayo Waxaan soo gaarnay Magaaladda Doha ee Dalka Qatar oo aan kaga qeyb gali doonno Shirweyne nalagu Casuumay,Waxaan u mahad celinayaa Madaxda Safaaradda Soomaaliya ee Dalkaan oo kaalin weyn ka qaatay soo dhoweynta naloo sameeyey.

Taliyaha weli wax faah faahin dheeraad ah kama uusan bixin wax looga hadli doono shirka lagu casuumay ee uu uga qeyb geli doono dalka Qatar.

Hoos Ka Daawo Sawirrada.

- Advertisement -

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories