HomeCaalamkaMareykanka oo sheegay in uu duqeyn ku dilay Xubno ka tirsan Al-Shabaab

Mareykanka oo sheegay in uu duqeyn ku dilay Xubno ka tirsan Al-Shabaab

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Ciidamada Mareynkanka oo kaashaneynaya Dowladda Soomaaliya ayaa duqeyn dhanka cirka oo 26-kii bishan February ka fuliyay degmada Jilib ee Gobolka Jubadda dhexe wuxuu sheegay inuu ku dilay labo ka tirsan Al-Shabaab halka mid kale la dhaawacay. Qoraalka ka soo baxay Ciidamada Mareynkanka ee Africom,ayaa lagu sheegay in duqeynta aanay wax khasaaro ah ka soo gaarin […]

- Advertisement -

Ciidamada Mareynkanka oo kaashaneynaya Dowladda Soomaaliya ayaa duqeyn dhanka cirka oo 26-kii bishan February ka fuliyay degmada Jilib ee Gobolka Jubadda dhexe wuxuu sheegay inuu ku dilay labo ka tirsan Al-Shabaab halka mid kale la dhaawacay.

Qoraalka ka soo baxay Ciidamada Mareynkanka ee Africom,ayaa lagu sheegay in duqeynta aanay wax khasaaro ah ka soo gaarin dad rayid ah,uuna ku kooban Al-Shabaab.

- Advertisement -

Saraakiisha Ciidamada Mareynkanka ee Africom ayaa sheegay iney sii wadi doonaan taageerada ay siinayaan Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM si meesha looga saaro Al-Shabaab oo kaliya qatar ku ahayn nabad galyada iyo xasiloonida Soomaaliya sida qoraalka lagu yiri.

Duqeyn ay Ciidamada Mareynkanka ka fuliyeen Qeybo ka mid ah Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya ayaa waxay ku dileen Saraakiil iyo dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories