HomeCaalamkaMadaxa Shirkada DP World”Jabuutiyaanka waxaan ka dhignay Bashar(Dad) balse waxan ku celin...

Madaxa Shirkada DP World”Jabuutiyaanka waxaan ka dhignay Bashar(Dad) balse waxan ku celin doonaa sidii hore”

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Madaxa Shirkadda Imaaraadka laga leeyahay ee Dp World Ninka lagu Magacaabo Sultan Axmed Bin Salim ayaa waxa ka soo yeeray hadal hanjabad iyo jees jees isugu jiray kaas oo ka socday dowladda Jabuuti. “Jabuutiyanku waxa aan ka dhignay bashar balse waxana ku celin doonaa sidii ay beri ahaayeen ayuu yiri Madaxa Shirkadda ee Dp World” […]

- Advertisement -

Madaxa Shirkadda Imaaraadka laga leeyahay ee Dp World Ninka lagu Magacaabo Sultan Axmed Bin Salim ayaa waxa ka soo yeeray hadal hanjabad iyo jees jees isugu jiray kaas oo ka socday dowladda Jabuuti.

“Jabuutiyanku waxa aan ka dhignay bashar balse waxana ku celin doonaa sidii ay beri ahaayeen ayuu yiri Madaxa Shirkadda ee Dp World”

- Advertisement -

Warbixin dheer ee uu ka qoray Tv-ga Aljazeera sida dowladda Jabuuti uga baxday deal-kii ay UAE ku siiyeen Dekada Jabuuti ayaa lagu faah faahiyay in ay sabab u aheyd  in Imaaradku ay ka soo bixi waayeen heshiiskii Balan qaadkii ay la galeen dowladda Jabuuti.

Suldaan Axmed Bin Salim Madaxii Shirkadda Imaaraadka laga leeyahay ee Dp World ayaa laga soo xigtay hadal u muuqday mid jees jeesa ah kaas oo ahaa in iyagu ay Jabuuti dad ay ka dhigeen bale ay haatan meeshoodii hore ay ku celin doonaan.

Dowladda Jabuuti ayaa dhawaan dalkeeda ka erisay Shirkada Dp World kadib markii lagu eedeyay in ay fulin waayeen qodobadii lagu heshiiyay.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories