HomeMaqalDhageyso:-laamaha Amniga oo Gacanta ku dhigay Burcad dhacka geysatay Bakhaaro ku yaalla...

Dhageyso:-laamaha Amniga oo Gacanta ku dhigay Burcad dhacka geysatay Bakhaaro ku yaalla Muqdisho

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Maanta ayaa waxaa dagaal uu ku dhexmar Goob Ganacsi oo ku taalla Wadada Warshadaha ee Magaalada Muqdisho Koox burcad ah iyo ilaalada Goobtaasi Ganacsi. Kooxda Burcada ayaa iskudayay in ay dhacaan Bakhaar lagu Iibiyo Alwaaxda iyo qalabka kale ee dhismaha oo ku yaallo degmada Wartanabada balse taasi ay ka diideen ilaaladii waxa ayna sababtay in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maanta ayaa waxaa dagaal uu ku dhexmar Goob Ganacsi oo ku taalla Wadada Warshadaha ee Magaalada Muqdisho Koox burcad ah iyo ilaalada Goobtaasi Ganacsi.

Kooxda Burcada ayaa iskudayay in ay dhacaan Bakhaar lagu Iibiyo Alwaaxda iyo qalabka kale ee dhismaha oo ku yaallo degmada Wartanabada balse taasi ay ka diideen ilaaladii waxa ayna sababtay in uu dhex maro dagaal sababay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah.

- Advertisement -

Inta la xaqiijiyay 2 ruux oo kala ahaa Kooxdii Burcada iyo ilaaladii Goobta Ganacsi ayaa Goobta ku geeriyoodeen sida ay dadka deegaanka Dalsan u sheegeen.

Ciidamo ka tirsan kuwa amniga ayaa Goobta gaaray kuwaas oo Gacanta ku dhigay laba ka mid ah kooxihii Burcada ahaa halka ay goobta ka soo qaadeen meydka labadii ruux ee geeriyootay.

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho ayaa sheegay in ay Kooxaha Burcada ay ka koobnaayeen ilaa Saddex ruux mid ka mid ah uu geeriyooday halka labadii kale ay ciidamada Amniga Gacanta ku soo dhigeen kuwaas oo hadda ku jira Xarunta dembi-barista ee CID-da.

- Advertisement -

Waxa uu Gudoomiye Yariisow isaga oo sii hadlayay u digay kooxaha burcada ay e iskudayaya in ay dhacaan hantida shacabka Soomaaliyeed.

Hoos Ka Dhageyso Codka Gudoomiyaha Gobolka Banaadir.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts