HomeWararDhageyso:-Madaxweyne Waare oo ku laabtay Jowhar kana hadlay laba qodob

Dhageyso:-Madaxweyne Waare oo ku laabtay Jowhar kana hadlay laba qodob

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Galabta waxa uu dib ugu laabtay Magaalada Jowhar,iyada oo halkaasi siweyn loogu soo dhaweeyay. Madaxweyne Waare ayaa soo dhaweyn kadib waxa uu ka hadlay xaalada Biyo la’aaneed ee ka jirta deeegaannada Hir-Shabeelle maadaama uu guray Wabiga Shabeelle. “Runtii waxan ku jirnaa waqti adag waqtigaas oo abaaraha nahayo […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Galabta waxa uu dib ugu laabtay Magaalada Jowhar,iyada oo halkaasi siweyn loogu soo dhaweeyay.

Madaxweyne Waare ayaa soo dhaweyn kadib waxa uu ka hadlay xaalada Biyo la’aaneed ee ka jirta deeegaannada Hir-Shabeelle maadaama uu guray Wabiga Shabeelle.

- Advertisement -

“Runtii waxan ku jirnaa waqti adag waqtigaas oo abaaraha nahayo ay ugu dhib badan yihin,ummada Soomaliyeed waxan xasuusinayaa in biyo la’aanta meesha ugu daran ee ka jirta ay tahay Gobolka Shabeellaha Dhexe iskadaa gobolkan wax soo saarkiye xataa biyihii la cabi lahaa aya qalqiil ku jira ayuu yiri Madaxweyne Waare.

Sidoo kale waxa uu sheegay in waqtigaan hadal uusan waxba tareen balse loo baahan yahay in gurmad deg deg ah lala soogaro,waxa uuna dowladda Soomaaliya ka dalbaday in ay gurmadkaas qeyb weyn ka qaadato.

Madaxweyne Waare ayaa todobadyadii la soo dhafay waxa uu ku sugnaa dalka Jabuuti,isaga oo la kulmay Madaxda dalkaas oo uu ugu horeeyo Madaxweyne Cismaaciil Cumar Geelle.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweyne Waare.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories