HomeWararDagaal ka dhacay G/Gedo iyo Gudoomiyihii deegaanka faxfaxdhuun oo ku dhaawacmay

Dagaal ka dhacay G/Gedo iyo Gudoomiyihii deegaanka faxfaxdhuun oo ku dhaawacmay

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegaayan in duleedka degmada Baardheere uu ka dhacay dagaal qaatay mudo Afar Saacadooda ka badan kaas oo u dhaxeeyay ciidamada Dowladda iyo Al-Shabaab. Dagaalka ayaa sigaar ah wax uu uga dhacay deegaaanka Gilgisha oo u dhaxeeya  deegaanka  Dirileey iyo faxfaxdhuun,waxana lagu soo waramayaa in dagaalkaas oo […]

- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegaayan in duleedka degmada Baardheere uu ka dhacay dagaal qaatay mudo Afar Saacadooda ka badan kaas oo u dhaxeeyay ciidamada Dowladda iyo Al-Shabaab.

Dagaalka ayaa sigaar ah wax uu uga dhacay deegaaanka Gilgisha oo u dhaxeeya  deegaanka  Dirileey iyo faxfaxdhuun,waxana lagu soo waramayaa in dagaalkaas oo geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah oo labada dhinac ah.

- Advertisement -

Dagaalka ayaa yimid kadib markii Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda oo ku soo wajahnaa deegaanka faxfaxdhuun ay wadada u galeen dgaalyahanada Al-Shabaab halkaasina uu ka dhacay dagaal aad u culus oo aan waxba leysku reeban sida ay dadka deegaanka sheegeen.

Saraakiil ka tirsan ciidamada dowladda ee Gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegeen in dagaalkaas ay ku dileen in ka badan 10 ka tirsan dagaalyahanada Al-Shabaab halka uu jiro dhaawacyo kale oo ay gaarsiiyeen sida uu hadalka u dhigay.

Warar kale oo soo baxaya ayaa waxa ay sheegayaan in dagaalkaas uu dhaawac fudud kas oo agaray gudoomiyihii degaanka faxfaxdhuun ee Gobolka Gedo.

- Advertisement -

Wararkii u dambeeyey ee haatan nas oo gaaraya ayaa waxa ay sheegayaan in xaaladu ay iminka tahay mid degan,isla markaana ciidamada dowladda ay sinabad ah ku tgeen deegaanka faxfaxdhuun.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories