HomeCaalamkaMaxakamad xukun dil ah ku riday Haween ka tirsan Kooxda Daacish

Maxakamad xukun dil ah ku riday Haween ka tirsan Kooxda Daacish

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Dowladda Ciraaq ayaa dil ku xukuntay 15 Haween ah,kuwaasi oo u dhashey Dalka Turkiga,islamarkaana  lagu eedeeyey in ay ka tirsanyihiin kooxda Daacish. Maxkamad kutaala Dalkaasi Ciraaq ayaa waxay sheegtay in la cadeeyey in dumarkaasi u dhaxeen rag ka tirsan kooxdaas oo ay taakulana siiyeen. Qaarkoodna waxay gacan ka gaysteen weerarro ay qaadeen jihaad alooseyaashu. Ciraaq […]

- Advertisement -

Dowladda Ciraaq ayaa dil ku xukuntay 15 Haween ah,kuwaasi oo u dhashey Dalka Turkiga,islamarkaana  lagu eedeeyey in ay ka tirsanyihiin kooxda Daacish.

Maxkamad kutaala Dalkaasi Ciraaq ayaa waxay sheegtay in la cadeeyey in dumarkaasi u dhaxeen rag ka tirsan kooxdaas oo ay taakulana siiyeen. Qaarkoodna waxay gacan ka gaysteen weerarro ay qaadeen jihaad alooseyaashu.

- Advertisement -

Ciraaq ayaa goor hore waxay Dhawr Dumara oo kale oo shisheeye ah  dil ku xukuntay,waxaana la sheegay in ay dhamaantoodi la shaqeynayeen argagixisada ISIS.

Intii uu socday dagaalkii Dowladda Ciraaq ay kula jirtay koxda Daacish ayaa Boqolaal dumar shisheeye ah,kuwaasi oo haatan bilaabatay maxakamadayntooda.

Balse dhinaca kale Ururada u dooda xuquuqda aadanaha ayaa dhaleeceeyey xukunnadaa ku dhacay haweenkaas iyo sidoo kale hanaanka garsoor ee la mariyey oo waxay ku tilmaameen mid aan caddaalad ahayn.

- Advertisement -

Dalka Ciraaq ayaa kamid ah wadamada Carabta oo ay ka jireen dagaalada sokeeye,tan iyo markii ay dhacday Dowladdii uu hoggaaminayay Sadaam Xuseen.

Sonna

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories