HomeCaalamkaDoorashada Baarlamaanka Jabuuti oo Saakay bilaabatay

Doorashada Baarlamaanka Jabuuti oo Saakay bilaabatay

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Dalka Jabuuti waxaa saaka looga dareeray goobaha codbixinta iyadoo dadweynuhu ay soo dooran doonaan baarlamaanka waddankaasi oo ka kooban 65 xubnood. Kuraasta baarlamaanka 10 kursi mooye inta kale waxaa heysta isbahaysiga talada haya ee MRD. Doorashooyinkii hore ee Baarlamaanka Dalka Jabuuti ayaa horay waxaa cabasho ka qabay kooxaha Mucaaradka oo ku aadan in lagu shubtay […]

- Advertisement -

Dalka Jabuuti waxaa saaka looga dareeray goobaha codbixinta iyadoo dadweynuhu ay soo dooran doonaan baarlamaanka waddankaasi oo ka kooban 65 xubnood.

Kuraasta baarlamaanka 10 kursi mooye inta kale waxaa heysta isbahaysiga talada haya ee MRD.

- Advertisement -

Doorashooyinkii hore ee Baarlamaanka Dalka Jabuuti ayaa horay waxaa cabasho ka qabay kooxaha Mucaaradka oo ku aadan in lagu shubtay balse ay haatan sheegeen in laxalin doono.
Ammaanka Magaalooyinka dalka Jabuuti ayaa aad loo adkeeyay,waxaana Saraakiisha sheegeen in uu jiro taxadar amni oo ay qabaan.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories