HomeCaalamkaRa’iisul Wasaare Kheyre oo magacaabay Madaxa Isku Xirka Deeqaha Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo magacaabay Madaxa Isku Xirka Deeqaha Soomaaliya

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

R/wasaaraha Xukuumadda  Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Muxumed Xuseen Axmed u magacaabay Madaxa Unugga Isku Xirka Deeqaha, kaasoo ka shaqeyn doona arrimaha la xiriira Deeqaha. Mudane Maxumed Xuseen Axmed ayaa ah khabiir  Wax ka Badan 10 sano ka soo shaqeeyay Arimaha Gar-gaarka, isagoo la  soo shaqeeyay inta badan Hay’adaha ka shaqeeya Arrimaha Bani’aadanimada sida […]

- Advertisement -

R/wasaaraha Xukuumadda  Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Muxumed Xuseen Axmed u magacaabay Madaxa Unugga Isku Xirka Deeqaha, kaasoo ka shaqeyn doona arrimaha la xiriira Deeqaha.

Mudane Maxumed Xuseen Axmed ayaa ah khabiir  Wax ka Badan 10 sano ka soo shaqeeyay Arimaha Gar-gaarka, isagoo la  soo shaqeeyay inta badan Hay’adaha ka shaqeeya Arrimaha Bani’aadanimada sida ku  cad CV-giisa oo aan Noqol kamid ah  helnay.

- Advertisement -

Unugan  Isku  Xirka Deeqaha (Aid coordination unit- Acu) oo Muddo soo jiray  ayaa u taagan taabba gellinta iyo socod siinta hannaanka fullinta qorshaha Qaranka , waa isku xiraha deeqaha iyo taabba gellinta hannaan ay ku wada hadlaan Soomaaliada iyo deeq bixiya yaasha, kaasoo  ka caawiya Dowladda hannaanka qorshaha Qaranka sida arrimaha xog ururinta iyo loo-jistikada.

Sidoo kale Unugan  Isku  Xirka Deeqaha  waxuu qaban qaabiyaa  shirar kala duwan oo qorshaha Qaranka lagu taabba geliyo sida Hannaanka Wadaagga ee Soomaaliya ( Somalia Partnership Forum) ,Sanduuqa dib u diska Soomaaliya ( SDRF) iyo Shirarka Tiirarka (Pillars)

Uga dambeyn Unugan  Isku  Xirka Deeqaha ayaa Sidoo kale Dawladda waxuu ka caawiya  isku xirka hay’adda dawladda & Gobolada iyo Daba galka Dhaqdhaqaha Deeqaha ( aid  mapping Exercise)

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories